من لاجئ إلى البطاقة الخضراء: دليل خطوة بخطوة لطلب الإقامة الدائمة (النموذج I-485)

العربية (Arabic)

العنوان
من لاجئ إلى البطاقة الخضراء: دليل خطوة بخطوة لطلب الإقامة الدائمة (النموذج I-485)

الوصول إلى الولايات المتحدة كلاجئ هو بداية حياة جديدة أكثر أمانًا واستقرارًا. ولكن لبناء مستقبل دائم هنا، هناك خطوة مهمة أخرى: التقدّم بطلب للحصول على الإقامة الدائمة، المعروفة باسم "البطاقة الخضراء" (Green Card). يمكن للاجئين القيام بذلك من خلال تقديم النموذج I-485، طلب تسجيل الإقامة الدائمة أو تعديل الوضع.

في New Horizons Legal، نريد أن يكون هذا الطريق واضحًا ويمكن الوصول إليه للجميع. فيما يلي دليل خطوة بخطوة لمساعدتك أنت وعائلتك على التحضير بثقة.

الخطوة 1: اعرف متى يمكنك التقديم
إذا دخلت الولايات المتحدة كلاجئ، فأنت مؤهل ويُتوقع منك التقديم للحصول على الإقامة الدائمة بعد سنة واحدة من الإقامة. هذه ليست مجرد متطلبات قانونية، بل هي أيضًا فرصة لتأمين مستقبلك والحصول على استقرار طويل الأمد.

الخطوة 2: جهّز مستنداتك
قبل التقديم، احرص على جمع المستندات التالية:

  • نسخة من النموذج I-94 (سجل الدخول/الخروج)

  • دليل على إقامتك في الولايات المتحدة لمدة سنة (مثل عقود الإيجار، فواتير، سجلات العمل، سجلات المدرسة، أو السجلات الطبية)

  • صور شخصية بحجم جواز السفر

  • تقرير الفحص الطبي (النموذج I-693) إذا طلبت منك دائرة خدمات الهجرة والجنسية USCIS ذلك

الخطوة 3: املأ النموذج I-485
أجب عن جميع الأسئلة بدقة ووقّع النموذج. إذا كان هناك سؤال لا ينطبق عليك، اكتب "N/A". الخبر السار هو أن اللاجئين لا يدفعون رسوم تقديم هذا النموذج.

الخطوة 4: الموعد البيومتري
سترسل لك دائرة خدمات الهجرة والجنسية (USCIS) إشعارًا لحضور موعد لأخذ بصمات الأصابع والصورة والتوقيع. هذه خطوة روتينية لجميع المتقدمين.

الخطوة 5: انتظار القرار
في كثير من الحالات، تتم الموافقة على طلب اللاجئين دون الحاجة لمقابلة، ولكن في بعض الحالات قد تطلب USCIS مقابلة. بعد الموافقة، سيتم إرسال بطاقتك الخضراء عبر البريد.

أخطاء شائعة يجب تجنبها

  • التأخير في تقديم الطلب بعد مرور السنة

  • نسيان توقيع النموذج

  • عدم الاحتفاظ بنسخ من جميع المستندات المرسلة

  • عدم تحديث العنوان مع USCIS عند الانتقال

كيف يمكن لـ New Horizons Legal مساعدتك
نعلم أن هذا المسار قد يبدو معقدًا. نحن هنا لنساعدك على ملء النماذج بشكل صحيح، وتجهيز المستندات، والتأكد من أن طلبك يسير بسلاسة. هدفنا أن نشعرك بالأمان وأن ندعمك أنت وعائلتك في كل خطوة.

الخاتمة
طلب البطاقة الخضراء ليس مجرد أوراق – إنه أساس حياة مستقرة وفرص جديدة في الولايات المتحدة. بالتحضير الجيد والدعم المناسب، يمكنك أن تخطو هذه الخطوة بثقة. New Horizons Legal هنا لترافقك في كل مرحلة نحو مستقبل أكثر إشراقًا.

Af-Soomaali (Somali)

Cinwaan
Laga bilaabo Qaxooti ilaa Kaarka Cagaaran: Hagaha Tallaabo-tallaabo ee Codsiga Deganaanshaha Joogtada ah (Foomka I-485)

Inaad ku timaado Maraykanka sidii qaxooti waa bilow nolol cusub oo nabdoon. Laakiin si aad u dhisto mustaqbal joogto ah, waxaa jira talaabo kale oo muhiim ah: codsiga deganaanshaha joogtada ah, oo loo yaqaan “Green Card.” Qaxootigu waxa uu dalban karaa iyadoo la isticmaalayo Foomka I-485, Codsiga Diiwaangelinta Deganaanshaha Joogtada ah ama Isbeddelka Xaaladda.

New Horizons Legal waxaan rabnaa inaan hubinno in waddadan ay u furan tahay qof kasta oo u baahan. Halkan hoose waa hagaha tallaabo-tallaabo oo kaa caawin doona adiga iyo qoyskaga.

Tallaabada 1: Ogoow Goorta aad Codsan karto
Haddii aad ku timid Maraykanka adigoo qaxooti ah, waxaa lagaa doonayaa inaad dalbato deganaansho joogto ah marka aad hal sano joogtay gudaha dalka. Tani waa waajib sharci ah, balse sidoo kale waa fursad lagu helo xasillooni iyo mustaqbal adag.

Tallaabada 2: Uruuri Dukumentiyadaada
Ka hor intaadan gudbin codsiga, diyaari dukumentiyada soo socda:

  • Nuqul ka mid ah Foomka I-94 (galitaanka/ka bixitaanka)

  • Caddeyn joogitaankaaga gudaha Maraykanka muddo hal sano ah (qandaraaska kirada, biilasha, diiwaannada shaqada, diiwaannada dugsiga, ama diiwaannada caafimaadka)

  • Sawirro qaab baasaboorka ah

  • Warbixinta baaritaanka caafimaadka (Foomka I-693) haddii USCIS ay dalbato

Tallaabada 3: Buuxi Foomka I-485
Buuxi dhammaan qaybaha foomka si taxaddar leh oo ku saxiix. Haddii qayb aanay kugu khusayn, qor “N/A.” Qaxootigu ma bixiyaan lacagta codsigan, taasoo ah faa’iido weyn.

Tallaabada 4: Ballanta Sawirka iyo Faraha (Biometrics)
USCIS waxay kuu soo diri doontaa ogeysiis ballan si lagaa qaado faraha, sawirka, iyo saxiixa. Tani waa hab caadi ah oo qof kasta loo maro.

Tallaabada 5: Go’aanka
Kiisaska badankood, qaxootigu waxaa loo ansixiyaa iyada oo aan la sameyn wareysi, laakiin USCIS waxay mararka qaar dalban kartaa wareysi. Haddii la oggolaado, waxaad kaarka cagaaran ku heli doontaa boostada.

Khaladaadka Caadiga ah ee laga fogaado

  • Dib u dhigid codsiga kadib marka sanadku dhamaado

  • In la ilaawo saxiixa foomka

  • In aan la haynin nuqullo dhammaan dukumentiyada la gudbiyey

  • In aan la ogeysiin USCIS marka cinwaanka la beddelo

Sida ay New Horizons Legal Kuu Caawin karto
Waxaan fahamsanahay in geeddi-socodkani adkaan karo. Waxaan kaa caawin karnaa buuxinta foomamka si sax ah, ururinta dukumentiyada, iyo hubinta in codsigaaga si habsami leh u socdo. Ujeeddadeennu waa inaan ku siino adiga iyo qoyskaaga taageero iyo kalsooni.

Gunaanad
Codsiga kaarka cagaaran ma aha oo keliya waraaqo—waa albaabka xasilloonida, fursadaha cusub, iyo mustaqbalka wanaagsan ee Maraykanka. Haddii aad si fiican u diyaar garowdo oo aad hesho taageero, waxaad tallaabadan u qaadi kartaa si kalsooni leh. New Horizons Legal waxay kula joogtaa dhammaan marxaladaha.

Next
Next

De Refugiado a la Tarjeta Verde: Guía Paso a Paso para Solicitar la Residencia Permanente (Formulario I-485)